Warbixintan oo lagu soo bandhigay Golaha Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ee magaalada Geneva ayaa lagu sheegay in Tahriibta ay noqotay suuq dadka lagu kala iibsado wadanka Liibiya, isla markaan dadka lagu qabsado dhulkaasi qaarkood si adoonsi ah loogu shaqeysto, halka kuwo kalena xabsiyo loo geliyo lacago madax furasho ah.
Libya: UN ka oo warbixin kasoo saaray Suuqa Tahriibta & Addoonsiga somalia religion
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét