Guddiga gurmadka abaarahaa Puntland ayaa magaalada ku soo bandhigay Liiska magacyada shirkadaha iyo dadweynaha Soomaaliyeed oo lacag ka badan 150 kun dollar soo gaarsiiyay.
Guddoomiyaha guddiga Sheekh Fu’aad Xaaji Nuur oo shir jaraa’id ku qabtay Masjidka rowda ee magaaladda Bosaso, wuxuu faafaahin ka bixiyay shirkadaha, shakhsiyaad iyo jaaliyada Soomaaliyeed dibadaha ku nool ee soo gaarsiiyay guddiga lacagaha sadaqada ee lagu taakulaynayo dadka abaaruhu saameeyeen.
Guddiga Gurmadka Abaaraha oo Soo Bandhigay Liiska Lacagaha Soo Gaaray- somalia religion
Không có nhận xét nào:
Đăng nhận xét